Home WARARKA VIDEO: Jabuuti Oo Masuul ka ah bur burka Khaatumo State & S/Land...

VIDEO: Jabuuti Oo Masuul ka ah bur burka Khaatumo State & S/Land oo Dabaadageysa

3
0

Dowlada Jabuuti ayaanan qarsan sida ay ugu shaqeyneyso in lasoo afjaro jiritaanka Maamulka Khaatumo State kadib markii ay Cali Khaliif ka dhaadhicisay inuu bur buriyo maamulkaas.

Cali Khaliif oo hogaaminayay maamulkaas ayaa gaaray magaalada Hargeysa kahor inta uusan ka duulin halkaas oo uusan gaarin  magaalada Jabuuti.

Somaliland ayaa dhankeeda wafdi udireysa wadahadalka Cali Khaliif iyadoo dowlada Jabuuti ay soo afjari doonto jiritaanka maamulkii SSC kaas oo hogaamiyahoodii ugu danbeeyay ugalayo Somaliland.

RIIX HALKAN: DAAWO MUUQAALKA CALI KHALIIF IYO SIDI HARGEYSA LOOGU SOO DHAWEEYAY

Magaalada Buuhoodle ayaa waxaa ka dilaacay jabhad kale oo diidan Somaliland iyo wadahadalkii Cali Khaliif la galay maamulkaas, waxaana ay dhawaan ka hor istaageen inuu ka duulo garoonka diyaaradaha taas oo ku qasabtay inuu dhulka maro.

Jawaab Dhaaf

Please enter your comment!
Please enter your name here