Home WARARKA UPDATE: Maxaa ka jira in isbadal lagu sameeyay Liiskii Golaha Wasiirada, goorma...

UPDATE: Maxaa ka jira in isbadal lagu sameeyay Liiskii Golaha Wasiirada, goorma ayaana lagu dhawaaqi doonaa?

1
0

Saxaafada ayaa ogaatey xog muhiim ah oo ku saabsan in liiska wasiirada cusub ee Soomaaliya qaarkood la bedalay kadib markii is faham waa uu ka dhashay.

Madaxweyne Farmaajo ayaa muran dheer kadib waxauu uu Kheyre usoo jeediyey taladii ugu dambeysay oo ah inuu shaqsiyaad cusub kusoo daro kuwo hadda la magacaabayeyna meesha laga saaro.

Xogtu waxay tilmaameysaa in shaqsiyaad caan ah oo horey xilal kala duwan dalkaan uga soo qabtey la reebay laguna bedalay xubno u badan reer Maraykan.

Weli waxaa socda qorsheyaasii ugu dambeeyay ee lagu soo magacaabayo golaha wasiirada cusub ee Xukuumadda Soomaaliya.

Warar ay baahin.net heshay ayaa sheegaya in todobaadkan lagu dhawaaqi doono Wasiirada cusub gaar ahaan arbacada soo aadan.

Jawaab Dhaaf

Please enter your comment!
Please enter your name here