Topnnews:-Taliye Taageero u Muujiyay Xasan Shiikh Maxamuud oo Shaqada Laga Joojiyay+Magaciisa

Xog qarsoon ay Heshay warbaahinta baahin.net ayaa muujinaysa in Shaqo joojin lagu sameeyay Taliyaha Ciidamada Booliska Soomaliyeed Sareeye Gaas Maxamed Shiikh Xasan Xaamud, kadib markii uu sameeyay fal anshaxa ka baxsan.

Sababaha shaqada joojinta loogu sameeyay taliye Maxamed Shiikh Xasan Xaamud  ayaa lagu sheegay in uu taageero u muujiyay Musharax Xasan Shikh Maxamud intii ay socotay Sanad Guurada Ciidamada Booliska Soomaliyeed, islamarkaana yiri ku tasho waxaad haystaa cododka sadax kamid ah xubnaha labada aqal ee dalka.

 


Shabakada Baahin.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail cabkayare@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




wararkii ugu danbeeyay