TOP+NEWS:- Puntland oo dalbatay in maraakiibta ciidamada shisheeye ka guuraan baddeeda maxay tahay sababtu.

Madaxweyne ku-xigeenka dowladda Puntland Cabdixakiin Cabdullaahi Cumar Camey oo ka hadlayey kulan looga hadlayey ammaanka badda Puntland ayaa sheegay in khatartii burcad badeeda Soomaalidu ay dhammaatay islamarkaana maraakiibta shisheeye dhibaato kuhayaan biyaha Puntland.

Cabdixakiin Cabdullaahi Cumar Camey, ayaa sheegay in xilligaan aysan jirin khatar burcad badeed oo muuqata loona baahan yahay in dibu eegis lagu sameeyo sharci ahaanshaha howlgalka caalamiga ah ee badda Soomaaliya.


Shabakada Baahin.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail cabkayare@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)