TOP NEWS Dhageyso: Micheal Keating Oo Khiyaanay Farmaajo Kadibna Fuliyey Amar Lasiiyey

Waxaa Danjiraha Jamciyada Qurumaha ka dhaxeysa ujooga Soomaaliya Micheal Keating La Aaminsan yahay inuu yahay mid wax badan ka kororsaday Xaalada Soomaaliya ka socota.

Micheal Keating ayaa waxa uu si af gobaadsi ah ula dhaqmayaa Dawlada Dhexe iyo Maamulada Kale Ee qaar iyaga ka fikirka duwan.

HALKAAN KA DHAGEYSO CODKA xogta

Socdaalkiisii Magaalada Hargeysa ayaa waxaa la sheegay in Lacag uu siiyey Madaxweynaha La doortay Ee Soomaaliland Muuse Biixi Cabdi si loogu sii hormariyo Maamulkiisa.

Waxa Baahin.com ay heshay xog ah in Labada Mas’uul markii ay Hargeysa isku arkeen ay faqeen Arimo badan ayna muhiim tahay buu yiri Keating in Wadahadalka lasii wado balse Ictiraaf raadintooda ay ufasaxan yihiin.

Taasi waxay muujisey Dhabar jab iyo khiyaano uu Danjire M.Keating ku sameeyey Dawlada Farmaajo hogaamiyo oo marar badan la wadaagay in S/land ay doonayaan sidii loola mideyn lahaa Soomaali Weyn.


Shabakada Baahin.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail cabkayare@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




wararkii ugu danbeeyay