Home WARARKA TOOS ULA SOCO: Doorashada Soomaaliya & Xogta Qarsoon – Farmaajo, Xasan Sh,...

TOOS ULA SOCO: Doorashada Soomaaliya & Xogta Qarsoon – Farmaajo, Xasan Sh, Sh Shariif mise….

4
1

Waxaa haatan ka soconeysa magaalada Muqdisho doorashada xilka madaxweynaha Soomaaliya oo ay utaagan yihiin 22 musharax.

Xubnaha sharaxan waxaa kamid ah madaxweynaha xilkiisu dhamaaday Xasan Sh Maxamuud, madaxweyne hore Sh Shariif Sh Axmed, Ra’isul wasaaraha xilkiisu dhamaaday Cumar C/Rashiid iyo Ra’isul Wasaare hore Maxamed Cabdullahi Farmaajo.

Waxaa sidoo kale ragga ugu cad cad doorashada ku jira musharax Jibriil Cabdulle, C/Qaadir Cosoble, C/Raxmaan Cabdi Shakuur, Tarsan iyo Cali Ameeriko.

Hadaba Shabakada Wararka ee baahin.net ayaa si Live ah halkan idinkala socodsiin doonta insha Allah, wax walba oo ku saabsan doorashada ilaa dhamaadkeeda.

Hoos kala soco Doorashada iyo Sida ay wax u socdaan

1 COMMENT

  1. doorashada zoomaliya kadhacaysa waa mid CadaLad ah lakiin waxaa lasheegayaa in xildhipaanada paarlamaanka lacago laaluush ah lasiinayo palse waxaa halka doorashada lagu qabanaayo fadhiya dad kasocda caalamka iyo gabre oo hadaaye kaamiraduhu qabteen inkastoo ay musharaxiin badani cadcad yihiin lkn waxaan rajaynayaa in farmaajo madaxweyne soomaliyeed kusoo bixi doono oo danta dalka dadka diinta iyo dowlada soomaaliyaba wax kabadali doono

Jawaab Dhaaf

Please enter your comment!
Please enter your name here