TOOS U DHAGEYSO: Maxkamadda Ciidamada Jubbaland oo xukuno ku riday Askar gashay Dambiyo kala Duwan

Maxkamadda Ciidamada ee Jubaland ayaa xukun saddex Sano oo xabsi Ciidan ah ku riddey 7 askari oo ka tirsanaa ciidanka daraawiishta jubaland oo 9 bishii 11 2016-kii weerar ku qaadey Maxjarka juba oo ku yaalo duleedka galbeed ee Magaalada kismaayo halkaas oo ay ku dhaawaceen 2 askari oo ka tirsan ciidanka booliska jubaland

waxaana go’aanka maxkamadda ku dhawaaqey Guddoomiye kuxigeenka Maxkamadda ciidamada qalabka sida ee jubaland Bashiir maxamuud xareed .


Shabakada Baahin.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail cabkayare@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)