TOOS U DHAGEYSO: C/qaasim Salaad oo karbaashay Musharaxiin fara badan iyo Musharax

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, C/qaasim Salaad Xasan, ayaa wuxuu ka hadlay Doorashada maanta lagu wado in ay ka qabsoomto Magaalada Muqdisho.

C/qaasim Salaad Xasan, ayaa arrin dadka iyo dalkuba u baahan yihiin ku sheegay in la soo doorto madaxweyne, hadhow soo xulan kara Ra’iisal Wasaaraha soo xusha Gole Wasiiro oo tayo leh.

C/qaasim Salaad Xasan oo la hadlay VOA, lana weydiiyay rajada uu ka qabo dowlad amniga hanata oo Somaliya yeelato, ayuu sheegay in rajadiisa ay aad wayn u tahay.

Laba iyo labaatan Musharax, ayaa waxaa hadda la’ogyahay in ay u sharaxan yihiin jegada madaxtinimada dalka, waxaana Magaalada Muqdisho laga dareemay baaxadda ololaha ay ka wadaan


Shabakada Baahin.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail cabkayare@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)