Taariikhda Miyay Xusi doontaa Geesinimada Madaxweyne hore Xasan Sh Maxamud kadib Talaabadii uu qaaday

Madaxwaynihii Hore ee Soomaaliya Xasan sheekh Maxamuud ayaa Khudbad Geesimo ka muuqato Jeediyey Markii la doortay Madaxwaynaha Cusub ee Soomaaliya Maxamed C.laahi Farmaajo.

Xasan sheekh ayaa Bulshada Soomaaliyeed ugu Baaqay in lala shaqeeyo Madaxwaynaha Cusub, si Waajibkiisa uu u guto, Dalka Soomaaliyana uu Horey ugu Socdo.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA

Ugu danbayntii waxaa Halkaasi lagu dhaariyey Madaxwaynaha Cusub, Isagoona siwayn ugu mahad celiyey Xildhibaanada Soomaaliya, Musharixiintii, Madaxwayne Xasan sheekh, iyo Madaxwaynihii Hore ee Sheekh Shariif, Soona Jeediyey Dar-daaran kooban.


Shabakada Baahin.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail cabkayare@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)