Subxaanalaah:-Haweeney u Dhalatay d Nageria 3-sano Uur Laheyd Kadib Dashay…”+Sawirro

Dunida aynu ku nool naha waxaa maalin walba ka dhaca dhacdooyin kala duwan, oo ilaahey aduumadiisa ku tusayo awoodihiis.

Dalka Nigeria gaar ahaan   Gobolka Rivers State oo ka mid ah Goboada dalkaas waxaa ka dhacay dhacdo layaab leh kadib markii haweeney ay umushay (Ri’) kadib sadex sano oo ay uurka ku siday.

Dadka deegaanka ayaa aad ula yaabay dhacdada taasoo aheyd naxdin aysan qofna aamini karin, balse qof goob jooge ah ayaa xaqiijiyay in dad badan ay ku xoomeen guriga haweeneysa si ay marqaati uga noqdaan dhacdadaan layaabka leh.

Simeon Chikwu oo ka mid ah dadka deegaanka dhacdada ay ka dhacday ayaa bartiisa Twitterka kusoo daabacay sida ay u dhacdaan dhacdaan, waxa uuna sheegay in dadka deegaanka ay layaayeen in haweeneydaan ay colaasha ku siday uurka muddo sano ah kadibna ay dhasho aria ma Ri’.

Waxey uurka ku siday sida warbixinta lagu sheegay muddo sadex sano ah, salaado badan iyo soon badan kadib oo ay ku gudatay kaniisadda, ugu dambeyntii waxey dhashay noole. Lama garan karo ilaa iyo hadda waxa sababay dhalmadaan qariibka ah, xitaa dhaqaatiirtii ka qeyb qaatay arinkaan kama hadlin wali.

 


Shabakada Baahin.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail cabkayare@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)