Siyaasi Afka Furtay”Qabyo Qareen Uma Ahan Kuwii Qorsheeyay, 4-sano oo Kale oo Qabyo ah Kama Rabno”

Siyaasiga Cali Samater oo kamid ah Siyaasiyiiinta Soomaliyeed oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in waxba aysan soo kordhin Karin waxa xasan Shiikh Maxamuud uu Hal ku dhiga ka dhigtay ee ah Qabyo ninkeeda ayaa dhameystira.

“Qabyo qareen uma ahan kuwii qorsheeyay 4-sano oo kale oo qabyo ah kama rabno” sidaasi waxaa Yiri Prof Cabdi Ismaaciil Samatar, waxa uuna sheegay in aan xiligaan loo baahneen in dib uu usoo laabto Xasan Shiikh maxamuud.

Madaxweynaha Waqtigiisa uu dhamaaday ee Xasan Shiikh maxamuud ayaa hal ku dhiga ka dhigtay Ereyga ah Qabyo ninkeeda ayaa dhameystira, oo micno ahaan noqonaysa waqti ha laygu daro anaa dhameystiraya.


Shabakada Baahin.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail cabkayare@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)