SIR LA OGAADAY Dhageyso: Taliyihii Hore Ee NISA Sambalolshe Oo Wadnaha Farta ku Haya iyo Mowjado Culus Oo Lagu Soo Kiciyey

Xaalka ayaa hadda loo saadaalinayaa in C/llaahi Maxamed Cali Sambalolshe uu kusii xumaanayo marka loo Eego soo laabashada Xildhibaanimada Golaha Shacabka.

Sambalolshe ayaa loolan Adag la geli doona Siyaasiyiin Caan ah oo Jufada Cali Madaxweyne Ah oo Xawaadle aysan uwada dhameyn Laftaasi keliyana la siiyey.

HALKAAN KA DHAGEYSO CODKA Xogta

Doorasho Ku Celis ah ayaa la filayaa inay ka dhacdo Magaalada Jowhar Ee Caasimada HirShabelle sida Badweyn Xogta ku heshay xilli Sambalolshe uu wadna farta ku hayo.

Waxa loo saadaalinayaa in Xildhibaanimada Kursigaasi Doorashadiisa la qabanayo uu kusoo baxo C/fitaax Xasan Afrax oo ah Gudoomiyihii Hore Ee Gobolka Hiiraan,iyadoo xubno kale oo Af miishaar ah ay tartanka ku jiraan.

Badweyn.com ayaa waxay ogaatay in ay heshiiyeen Cali Cabdullaahi Cosoble Madaxweynihii Hore Ee HirShabelle iyo C/llaahi Sambalolshe islamarkaana Cosoble utanaasulayo Saaxiibkiis Walaalkiis Sambalolshe.


Shabakada Baahin.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail cabkayare@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




wararkii ugu danbeeyay