Home WARARKA SIR LA OGAADAY Dhageyso: Mucaaradka DFS Oo Qorshe Cajiib Ah Ka Wada...

SIR LA OGAADAY Dhageyso: Mucaaradka DFS Oo Qorshe Cajiib Ah Ka Wada Galmudug iyo Xil. Fiqi Oo Seeftiisa Gasha Kala Baxay

2
0

Ilo wareed lagu kalsoon yahay ayaa usheegay Baahin.com in Mucaaradka Dawlada Ee Xasaanada leh ay wadaan qorshe lagu dhabar jebinayo Socdaalka Farmaajo.

Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi iyo Xubno kale oo Baarlamaanka Aqalka Sare iyo Golaha shacabka iskugu jira ah ayaa waxay wadaan siriq ay ku hagar daameenayaan Safarka Wafdiga MD Farmaajo.

HALKAAN KA DHAGEYSO CODKA Xogta

Warar ay heshay Baahin waxay sheegeen in Imaaraat-ka Carabta ay lacago ku bixineyso sidii loo arbushaadi lahaa Safarka Madaxweynaha Ee Galmudug.

Axmed Fiqi ayaa ka mid ah Xubnaha Dahsoon Ee dhaqaalaha ka helay UAE kana mid ah Mucaaradka Muuqda Ee Dawlada Farmaajo markii uu waayey R/W in laga dhigo.

Jawaab Dhaaf

Please enter your comment!
Please enter your name here