SIR LA HELAY Dhageyso: Ahlusuna Oo Hal Sabab Kaga Baxeysa Heshiiskii Galmudug iyo Cabsi La Dareemay

Hogaanka Ahlusunada Kusugan Gobollada Dhexe ayaa ku hanjabay inay Ballanta kaga baxayaan Galmudug hadii aan laga laaban Qorshaha socda.

Madaxda Ahlusunada joogta Dh/mareeb ayaa helay War sheegaya in Qaabkii lagu Ballamay si aan aheyn Ay Hogaanka Galmudug rabaan in lagu qanciyo Ahlusuna.

HALKAAN KA DHAGEYSO CODKA

Mas’uul katirsan Ahlusunada Jooga Gobollada Dhexe ayaa waxa uu sheegay in ay jiraan gacan dugaalis la sameenayo,ayna taasi noqon karin mid ay aqbalayaan.

Hogaamiyaha Ahlusuna Waljamaaca Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xasan ayaa sheegay inay ku baaqayaan in aan la jebin Heshiiskii la galay Shirarkii ka dhacay Muqdisho iyo Jabuuti.


Shabakada Baahin.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail cabkayare@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




wararkii ugu danbeeyay