Shir Shaki Siyaasadeed Abuuray Oo Galabta Ka Dhacay Muqdisho (SAWIRRO)

Qado Sharaf Uu Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Koonfurgalbeed Soomaliya Mudane Cabdicasiis LaftaGareen Ku Casuumay Dhammaan Mudanaayasha Baarlamanka Federalka Soomaliya Labadiisa ee Aqal ee Kaso Jeeda Deeganaada Koonfur Galbeed Soomaliya Ayaa Galabta Ka Socoto Magaalada Muqdisho.

Waxana Qado Sharaftan Kaso Qaybgalay Guddomiyaha Baarlamanka Soomaliya Mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxman, Iyo Guddomiye Ku Xigeenka Kowaad Mudane Cabduweli Sheekh Ibraahim Muudey Guddomiyaashi Hore ee Baarlamanka Mudane Proff. Maxamed Shekh Cismaan Jawaari, Iyo Mudane Aadan Maxed Nuur Sheekh Madoobe.

              

Advertisement