SHEEKO CUSUB: Nin Kenyan ah oo sameystay Xayaysiin uu kusoo jiidanayo Gabdhaha Caruur doonka ah – 20 Kun dhiib aan canug kaa dhalee!!

Bogga arimaha bulshada ee Facebook ayaa noqday mid lagu arkayo waxyaabo kaa yaabinaya inta dunida la joogo.

Nin Kenyan ah ayaa bogiisa Facebook soo dhigay arin cajiib ah isagoo ka dalbaday gabdhaha dalkaas ee caruur doonka ah inuu ka dhali doono nooca caruurta ah ee ay doonayaan.

Laakiin ninkan oo magaciisa ku sheegay Omboko ayaa ubaahan kaliya lacag dhan Ksh 20,000 (Lacagta Kenya) si uu gabdhaha caruurta aanan haysan uu ugu fuliyo riyadooda.

Hadiise gabadha ay sharuudahaas kasoo baxdo waxaa waajib ah iney sidoo kale soo marto baaritaanka cudurka dilaaga ah ee  HIV oo uu sheegay inuu isagaba ka bad baado qabo

Xayaysiintan oo ku sameeyay ninkan bogga Facebook-ga ayaa udhigneyd sidan:


Shabakada Baahin.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail cabkayare@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




wararkii ugu danbeeyay