Home WARARKA Shabaab Oo 2 Bil Kadib Soo Bandhigay Magaca,Qabiilka & Sawirka Ninkii...

Shabaab Oo 2 Bil Kadib Soo Bandhigay Magaca,Qabiilka & Sawirka Ninkii Isku Qarxiyey Xerada…

6
0

Ururka Al Shabaab ayaa soo bandhigay 2 Bil kadib Magaca,Sawirka iyo Qabiilka Ninkii isku Qarxiyey Weerar ka dhcay Duleedka Magaalada Kismaayo.

Shabaab ayaa waxay ku sheegeen mid shahiiday oo ay urajeenayaan inuu Janatul fardowso ninkii isku qarxiyey Fariisinta Ciidanka Jubbaland iyo kuwa Dawlada Soomaaliya ku lahaayeen Deegaanka Buula gaduud Ee Duleedka uga beegan Kismaayo.

Axmed C/casiis C/llaahi ayaa ahaa ninka is qarxiyey oo waday gaariga ismiidaamiyey waxaana uu kasoo jeeday Qabiil ahaan Beesha Eelaay.

Jawaab Dhaaf

Please enter your comment!
Please enter your name here