Sawirro:Shirka Madaxda Midowga Africa Oo Ka Furmay Adis Ababa & Soomaaliya Oo La Shartegeysa Qodobada…

Magalada Adis Ababa ee Caasimadda dalka Itoobiya waxaa Maanta ka furmay shir Madaxeedka aan caadiga aheyn ee Ururka Midowga Afrika,waxaana Soomaaliya uga qeyb galaya Ra’iisul Wasaare ku xigeenka dalka Mahdi Maxamed Guuleed(Khdar)

Arrimaha ugu weyn ee shirkaas looga hadli doono ayaa waxaa ka mid ah isbedello waaweyn oo lagu sameynayo qaabka dhismeedka Ururka Midowga Afrika  oo mudo laga Shaqeynayay.

Shir Madaxeedka Ururka Midowga Afrika ayaa waxaa Sanadkaan shir guddoominaya Madaxweynaha dalka Rwanda Paul Kagame.

Gaba gabada Shir Madaxeedka Ururka Midowga Afrika ayaa waxaa la filayaa in laga soo saaro qodobo muhiim u ah Wadamada Afrika.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here