Sawirro:Qaabkii Cajiibka ahaa Ee Maraykanka Ciidankiisa kala baxay Soomaaliya

Ciidanka Mareykanka ayaa soo gabagabeeyay maalmo ka hor ka bixitaankooda Gudaha Soomaaliya.

Markabka USS Makin Island (LHD 8) oo ah nooca gantaalada tuura ayaa ku sugnaa biyaha Soomaaliya maalmo si Ciidanka loogu daabulo.

Taliyaha AFRICOM, Gen. Stephen Townsend, oo yimid Muqdisho ayaa booqday askarta lagu daad gureeyay markabkaan taagnaa banaanka biyaha Soomaaliya.