Sawirro:Madax sare iyo shacab farabadan oo haatan kusugan garoon ciyaareed iyo garoonka oo loogu…

Kulan loogu duceynayo Allaha u naxariistee Gudoomiyihii  gobolka Banaadir Cabdiraxmaan Yariisow oo ahaana Duqii magaalada Muqdisho ayaa saaka ka biloowday garoonka Banaadir.

Kulankaan ayaa waxaa ka qeyb gali doonaa Madaxda ugu sareysa dalka, xildhibaano, Wasiiro iyo Qaar ka mid ah waxgaradka Soomaaliyeed.

Garoonka ku badda Cagta ee Koonis ayaa lagu waddaa in Magaca laga badalo oo loo bixiyo Eng Yariisw sidda ay sheegtay Wasiirka dhalinyaradda Ciyaaraha Xukuumadda Soomaaliya.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here