SAWIRRO: Wasiir Maareeye oo Daah Furay Shir ay Iskugu Imaadeen Dowlad Goboleedyada..

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa si rasmi ah magaalada Muqdisho uga furay shirka Wadatashiga Wasiirrada Warfaafinta Federaalka iyo Dowlad Goboleedyada.

Shirkan oo socon doona mudada Afarta cisho ee Soo socota ayaa waxaa Goobjoog ka ah Wasiirrada Warfaafinta Hirshabeelle, Galmudug, Koonfur Galbeed iyo Puntland oo ay wehliyaan Agaasimeyaashooda Guud iyo Agaasimeyaasha Warbaahinta Dowladda heer Federaal,Heer Dowlad Goboleed iyo gobolka Benaadir.

                HOOS KADAAWO SAWIRRO:

Image may contain: 3 people, people standing
Image may contain: 3 people, people sitting and indoor
Image may contain: 5 people, people standing

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here