SAWIRRO: Wafti Kasocda Dalka Eritaria Oo Muqdisha Soogaaray Iyo Warar Sheegaya In

Wasiirka arimaha Dibada Eritaria Iyo lataliyaha madaxweynaha Dalkaasi ayaa soogaaray magaalada muqdisho.

waftigaan kasocda dowlada Eritaria ayaa lagu wadaa inay wada hadalo layeeshaan madaxda dalka ugu saraysa sida madaxweynaha iyo ra,iisal wasaaraha iyagoo dhawaan booqasho kutagay maamulka somaliland.

Waftiga waxaa garoonka diyaaradaha kusoodhaweeyay Wasiirka arimaha dibada somaliya mudane axmed siciid cawad Iyo masuuliyiin kaladuwan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here