SAWIRRO CUSUB oo laga faafiyay sidii uu Saxafiga Jamal Kashoqgi ku galay Qunsuliyadda Sacuudiga [Daawo]

Telefishanka RTR ee Turkiga ayaa caawa faafiyay sawirro cusub oo ku saabsan qaabkii uu saxafiga sacuudiga Jamal Kashoqgi ku galay Qunsuliyadda Sacuudiga ee magaalada Istanbuul, halkaasoo lagu dhex dilay 2-dii Bishan Oktoobar.

HALKAAN KADAAWO MUQAALKA VEDIO

Sawirrada oo ay qaaday Caamo CCTV ay leeyihiin ciidamada Amniga Turkiga ayaa muujineysa Jamal oo dhaafaya xeyndaabka amni ee ku xeeran Qunsuliyada, isagoo la baarayo, iyo isagoo la hadlaya haweeneyda uu rabay inuu guursado, kadibna sii gelaya Qunsuliyadda.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here