Home WARARKA SAWIRO: Shabaab oo bandhigay Xeebta Ceeldheer & Wax soo saarka Kaluumeysatada..

SAWIRO: Shabaab oo bandhigay Xeebta Ceeldheer & Wax soo saarka Kaluumeysatada..

5
0

Magaalada Ceeldheer waa magaalo xeebeed qiyaastii 340 KM ujirta magaalada caasimadda ah ee Muqdisho.

Magaalada Ceeldheer ayaa ka mid ah meelaha wali gacanta ay ku hayaan ururka Al-shabaab.waxaana booqasho ku gaartay Idaacada ku hadasha Afka Al-shabaab ee Al-Andulus.

Xeebta magaalada waxaa ka faa’ideystay dad badan oo Kaluumeysato ah,kwaasi oo cunada mnuucyadeeda kala duwan soo jilaabta.

Jawaab Dhaaf

Please enter your comment!
Please enter your name here