SAWIRO: Al shabaab oo soo bandhigay Ciidan Nooc Cusub ah Karfantoodana wada..

Maleeshiyaadka Al-Shabaab ayaa soo bandhigeen Ciidamo cusub oo ka mid noqday Kooxdaasi kuwaas oo Karfantii lagu Aasi lahaa marka ay dhintaan kusoo xertay Madaxa.

Ciidankaan Cusub ee Al-Shabaab ku soo bandhigeen Deegaanka Buulo-Falaay oo ka tirsan Gobolka Baay ayaa ah kuwo ku hubeysan Hubka noocyadiisa kala duwan una diyaar ah in ay la dagaalamaan dowlada iyo xoogaga taageersan.


Shabakada Baahin.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail cabkayare@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)