Ra’iisalwasaaraha Galmudug Oo Magacaabay Gudiga Amniga Kuwaasi Oo Aan Haween Ku Jirin

Qoraal kasoo baxay Xafiiska R/wasaaraha Galmudug Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xasan ayaa waxa uu magacaabay Gudiga Amniga.

Waxa ka soconeysa Magaalada Dhuuso mareeb Ee Gobolka Gal gaduud ayaa waxa dhawaan ka dhaceyso Shir Ballaaran oo lagu soo dhaweenayo ama lagu dhameystirayo Heshiiskii Galmudug iyo Ahlusuna wada galeen.

 

HOOS KA AKHRISO MAGACYADA GUDIGA LA MAGACAABAY

C/laahi Cabdi Raage     (Guddoomiyaha Guddiga Amniga)

  1. C.naasir Axmed Jaamac Xubin   (Xubin)
  2. Maxamuud Yaasiin Faarax          (Xubin)
  3. Cabdi Galad Muxumed Qeyrshe   (Xubin)
  4. C/laahi Maxamed Aadan             (Xubin)
  5. Maxamed Aadan Axmed             (Xubin)
  6. Bashiir Sheeekh Axmed              (Xubin)
  7. C/xakiin Maxamed C/raxmaan     (Xubin)
  8. Mahad Cabdi Xirsi                       (Xubin)

Shabakada Baahin.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail cabkayare@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




wararkii ugu danbeeyay