Home WARARKA Qurbejoogta Soomaaliyeed Oo Dalkooda Ku soo Wajahan Kadib Guushii Farmaajo

Qurbejoogta Soomaaliyeed Oo Dalkooda Ku soo Wajahan Kadib Guushii Farmaajo

2
0

Qurbejoogta Soomaaliyeed ayaa hadda kusoo wajahan dalkooda hooyo oo ay muddo ka maqnaayeen kadib guushii Madaxweyne Qaran Maxamed C/laahi Farmajo.

Dadka ayaa hadda soo dhigaya baraha bulshada ay ku leeyihiin in dalkooda ay u hamuun qabaan, ayana garab isataagi doonaan wadaniga usoo istaagay in dalka wax u qabtaan.

Waxay sidoo kale dadka sheegayaan in ay hubaan in Farmaajo uu dalkaan u wax u qaban doono, iyaguna ay diyaar u yihiin iney garab istaagaan Farmaajo.

Shacabkeenna ayaa muddo badan dhibaato ku haysay dalal badan oo caalamka ah, mar walbana waxaa lagu sheegi jirey dad aan dal iyo dad toona lahayn, balse maanta waxaa dadka usoo ifay Muuqaal qurux badan oo dowladnimo.

Jawaab Dhaaf

Please enter your comment!
Please enter your name here