Qarax Xoogan oo Goordhow Amisom lagula eegtay magaalada Muqdisho

Wararaka inaga soo gaaraya wadada Warshadaha ee Magaalada Muqdisho ayaa waxa ay sheegayaan in halkaasi uu ka dhacay Qarax khasaare geystay.

Qaraxan oo nuuciisa uu ahaa Miinada dhulka lagu Aaso ayaa waxaa lala eegtay Ciidamo ka tirsan kuwa AMISOM, oo halkaasi marayay.

Dad Gooboogayaal ah ayaa sheegay Qaraxa in uu dhacay markii ay gudbeen Ciidanka AMISOM oo uusan jirin khasaare uu geystay Qaraxan


Shabakada Baahin.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail cabkayare@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)