Qarax Culus Oo Goordhaweyd Ka Dhacay Muqdisho & Dil Ka Dhacay S/Bakaaraha Iyo warar shegaayo…

Wararka kusoo dhacaya Warqabadka Baahin ayaa sheegaya in Goordhaweyd oo Abaare 1:30PM Daqiiqo uu Qarax ka dhacay Meel Udhaw Isgoyska Bakaaraha Qeybta soo xigta Degmada Hodan.

Qaraxa ayaa ahaa Bambaanada gacanta laga tuuro,waxaana ka horeeyey Dil loo geystay Nin lagu soo koobay Magaciisa Dhuceey.

Dilka markii uu dhacay ayaa waxaa goobta kusoo xoomay Ciidamada Amniga taas oo keentay in Qaraxaasi F1-ta lagu Weeraro.

Dhaawacyo ayaa jira oo ciidanka soo gaaray,muddo kala carar ayaa ka jiray Isgoyska Bakaaraha oo Qaraxa iyo Dilka uu ka dhacay.

NAGA FILO WARAR DHEERAAD AH INSHA ALLAAH

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here