Qaabka Musharraxiinta ay u jeediyeen Khudbadaha

Maanta Baarlamaanka waxaa ka hor hadlay 7-Musharax oo kala ah……..

Zakariye Maxamuud Xaaji Cabd

Bashiir Raage Shiiraar

Jibriil Ibraahim Cabdulle

Xasan Sheekh Maxamuud

Saciid Cabdullaahi Deni

Saciid Ciise Maxamuud

Shariif Sheekh Axmed.

Khudbadaha Musharrixiintaas  ayaa midba tan kale ka xiiso badneed waxaana laga dhur sugi doonaa Khudbadaha Musharroxiinta kale ee soo socda.


Shabakada Baahin.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail cabkayare@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)