Ninkii ka dambeeyey Toogashadii ka dhacday Masjid ku yaalla Kanada oo la soo maxkamadeynayo+WADANKIISA

Booliska magaalladda Quebec ee dalkaasi ayaa sheegay in Eedeysanaha keliya ee loo soo xiray Toogashadaasi xalay la soo taagayo Maxkamad.

Eedeysanahaasi oo lagu magacaabo Aleskandar  Bissonnette. waxa uu asalkiisa ka soo jeedaa dalka Faransiiska, waana 27-jir Arday ka ahaa Jamaacad ku taalla magaalladda Quebec.

Boliska waxay tilmaamaeen in Eedeysanaha lagu soo oogay dacwad isugu jirta dil iyo dhaawac, iyadoo uu Toogashada ka dhacday Masjidka ku dilay 6 qof, kuna dhaawacay 8-kale oo 5 ka mid xaalladooda aad u liidato.


Shabakada Baahin.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail cabkayare@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)