MUUQAAL SIR AH :- Madaxweyne Farmaajo iyo Afhayeenka Al-Shabaab oo kullan qarsoodiya ku yeeshay Villa Somalia

Saraakiil ka tirsan Sirdoonka Madaxtooyadda Somalia ayaa Waagacusub u xaqiijiyay inuu xalay kulan qarsoodiya dhexmaray Madaxweyne Farmaajo iyo Afhayeenka Al-Shabaab.

Halkaan Ka Daawo Muuqaalka Sirta Ah

Saraakiil ka tirsan Sirdoonka Madaxtooyadda Somalia ayaa Waagacusub u xaqiijiyay inuu xalay kulan qarsoodiya dhexmaray Madaxweyne Farmaajo iyo Afhayeenka Al-Shabaab.

Kulanka oo la sheegay iney si wadajira uga soo shaqeeyeen Dowladda Qatar,Agaasimaha cusub ee Madaxtooyadda Fahad Yaasiin iyo Marwadda Farmaajo ee lagu magacaabo Seynab Macalin ,oo Afhayeen Cali dheere adeer u yahay ayaan la ogeyn wixii laga wada hadlay laakiin kulan laba saacadood socday kadib ayaa Afhayeenka dib loogu qaaday gobolka Shabeeladda hoose.

 


Shabakada Baahin.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail cabkayare@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




wararkii ugu danbeeyay