Musharax Yiri:;”Ani I Doorta Waxaa Idin Ka Hor Leexinayaa Al-shabaab iyo Dhagaxaanta Wadooyin Idin Taagan”,

C/raxmaan Cabdi Shakuur Warsame oo kamid ah Musharixiinta Madaxweynaha Madaxweynaha Soomaliya oo Shalay Khudbad ka horjeediyay Xildhibaanada Golaha shacabka iyo aqalka Sare ee dalka ayaa ka hadlay Caqadadaha heysta Xildhibaanada Baarlamanka Soomaliya oo dhowrki bilood aynu soo dhaafnay laga dilay 20-muda.

” Xildhibaanka Golaha shacabka Baarlamanka Soomaliya cabsiga ugu badan ee xiligaan haysa waa  waxaa wadda u taagan dagaalyahanada Alshabaab amaba Dhagax,  baarlamankii sagaaladaad ee dalka uu yeeshay waxaa laga dilay 20-mudane, dhamaan waxaa dilay Al-shabaab, xildhibaan sharaf leh ayaad arkaysaa oo wada laga celinaayo”, ayuu yiri C/raxmaan Cabdi Shakuur Warsame.

 


Shabakada Baahin.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail cabkayare@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)