Maxkamada Sare Ee Hindiya Oo Ku Dhawaaqday Sharci Adag Oo Kusaabsan Guurka Gabdhaha

Maxkamada Sare Ee Dalka Hindiya ayaa sheegtay inay Ku dhawaaqeyso diidmada Qayaxan ay ku sameysay in gabdhaha yar yar la guursado.

Arintaan ayaa waxa la sheegay inay xakameyn doonto Gabdhaha la baneysto Dhiigooda oo awalba Kufsi ay Kooxaha Gaangistarada ku hayeen.

Hindiya ayaa la sheegay inay Dembi noqon doonto Gabdhaha jira 15 ilaa 18 Jir oo La guursado waxayna Dawlada ay sheegtay in qofkii lagu Helaa la ciqaabi doono.

Sawir Lasoo bandhigay waxa uu muujinayaa sida ay Gabdhaha iyagoo raali ka aheyn Guurkooda loogu qasbo Ragga da’da ka weyn ee loo Aroosiyo.

Hindiya ayaa waxaa sidoo kale ku badan Kufsiga Haweenka iyadoo Maalintii 3 ilaa Afar Haween la fara xumeeyo.


Shabakada Baahin.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail cabkayare@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




wararkii ugu danbeeyay