Maxaadan ogeyn oo kusoo kordhay garoonka Muqdisho iyo arin soomaaliya laga aqoon oo….

Sida ay baahiyeen maamulka garoonka diyaaradaha ee magaalada Muqdisho ayaa sheegay in labaatanka bisha dadka dhiganaayo parkin garoonka laga qaadi doono lacag.

Maamulka garoonka ayaa sheegay in dadka parking udhigto garoonka muqdisho laga qaadi doono lacag dhan 3 dollar saacadiii.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here