Magacyada & gobollada ay kasoo jeedaan Soomaalidii Sacuudigu ku laayay Yemen (AKKHRI)

Waxaa la helay magacayada qaar ka mid dadkii ku dhintay Doon ay ku socdaalayeen Badda Cas oo diyaarad Helikobtar ah ay duqeysay.

Qaxootiga Soomaalida ee weerarkaas ku dhintay ayaa sare u dhaaftay 42 qof, waxayna u badnaayeen dad kasoo jeeda degaanada Burco iyo Laascanod.

Magacyada dadka ku dhintay duqeyntii Doonta waxaa ka mida:

1-Deeq Mahad Faarax oo kasoo jeeda Laascaanood (Dhimasho)

2-Xafsa Cumar Daroori oo kasoo jeeda Laascaanood (Dhimasho)

3-Ayaan Maxamed oo kasoo jeeda Laascaanood (Dhimasho)

4-Faadumo Yuusuf Haybe oo kasoo jeeda Laascaanood (DHimasho)

5-Aaamina Baaxeer oo kasoo jeeda Burco Dhimasho Balse si rasmi ah looma xaqiijin.

6-Hibaaq Axmed Tarabi oo kasoo jeeda Burco oo wali dhimashadeeda lagu muransan yahay.

7-Muxumed ISmaaciil oo kasoo jeeda Hargeysa (Dhimasho)

8-Maxamed Aadan Cabi( Maxamed Timo) oo kasoo jeeda Burco (Dhimasho)

9-Cabdiraxman hassan mohamoud oo dhaawac ah kana badbaaday duqayntaas kana soo jeeda laascaanood.

10-Maareeye Cabdiraxmaan oo dhaawac ah kana badbaaday duqayntaas kana soo jeeda laascaabood.

11-Cabdi Xasan oo dhaawac ah kana badbaaday duqantaas kana soo jeeda Laascaanood.

12-Guuleed Cabdifataax Giirre oo kasoo jeeda Hargeysa (Dhimasho)

13-Cabdirisaaq Dayyaxo kana soo Jeeda Burco (Dhimasho)

14-Xamdi Xasan Faahiye oo kasoo jeeda Laascaanood waa dhaawac.

15-Ibrahim Ahmed Sacadaale (Dhimasho)


Shabakada Baahin.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail cabkayare@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (1)

  1. bashka maxamed says:

    Ilaahyow udanbidhaaf una naxariso masakintaas ad ayaan ugaxunahy in somalida bad iyo biri dal iyo dibadba ay bartilmaamed yhin




wararkii ugu danbeeyay