Madaxweyne Xaaf: Waxaan Difaacayaa Sharciga iyo Danaha Galmudug

Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf oo soo saaray qoraal cusub ayaa sheegay inuu difaacayo sharciga iyo danaha dowlad goboleedka.

Xaaf waxaa uu ku eedeeyey Madaxda Dowladda Federaalka iney wadaan boob iyo dhac isla markaana ay awood adeegsanayaan.

Hoos ka akhriso qoraalka Xaaf