Madaxweyne Waare oo ka farxiyey maxaabiis ku xiran xabsiyada Hirshabelle

Wareegto kasoo baxday Xafiiska Madaxweynaha maamulka Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare ayaa cafis loogu fidiyay Maxaabiis ka mid ah kuwa ku jira xabsiyada maamulka Hirshabelle, Munaasabadda Ciidul Fidriga awgeed.

Cafiska waxaa ka faa’ideysan doona 10 Maxbuus, oo ku xukunaa dembiyo fudud, sida ku xusan wareegtada madaxweyne Waare oo sidan hoose u qorneyd:-