Madaxweynaha Koonfur Galbeed Oo Xil Umagacaabay Murashax Ka mid ah Kuwii La Tartamay

Madaxweynaha Koonfur Galbeed Soomaaliya C/casiis Xasan Maxamed (Lafta Gareen) ayaa xil umagacabay Danjire Sayid Axmed Sheekh Daahir.

Waxa uu ugarwaaqsaday xilkaasi maadaama uu u arkay inuu jagadaasi kasoo bixi karo.

Xilka loo magacaabay Sayid Axmed Sheekh Daahir ayaa ah Lataliyaha Madaxweynaha Koonfur Galbeed Dhinaca Nabadeynta iyo Dib uheshiisiinta.

Wareegtadaan magacaabista ah ayaa ku taariikheysneyd 6 Bishaan oo Talaadadii Isbuucii hore ah balse maanta la geliyey Faafinta Rasmiga Ah Ee Maamulkaasi.

lafta

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here