Maamulka HirShabelle oo Ku Fashilmay Ballan Uu Hore Uga Qaaday Shacabka G/Banaadir

Dawlad Gobolleedka HirShabelle oo ka mid ah Maamulada Federaalka ku dhisan Ee Hoos Yimaada Dawlada Soomaaliya ayaa ku ballan baxay Hadal ay Hore usheegeen.

24-kii Bishii May 2017 ayey Shabkada Baahin soo daabacday Warbixin kusaabsaneyd in Cali Cosoble uu yiri Maamul ayaan udhiseynaa Gobolka Banaadir.

RIIX HALKAAN SI AAD MUUQAALKAASI DIB XASUUSINTA AH UDAAWATO

Madaxweynaha HirShabelle Cali Cosoble oo lagu tilmaamo nin Seef Labood ah ayaa waxa la sheegay inuu ka dhabeyn waayo ballantii aheyd in Shir ay KuQabanayaan Balcad islamarkaana udhisayaan Maamul Gobolka Banaadir.

Warkaasi waxa uu ahaa in Ciidul Fidriga markii laga baxo uu shirka furmo balse ma dhaqan gelin oo Labaatan cisho ayaa haatan laga joogaa Soon Fur.


Shabakada Baahin.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail cabkayare@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)