LIVE UDAAWO KHUDBADAHA MUSHARAXIINTA:

Waxaa Bilowday Khudbadaha Musharaxiinta xilka madaxweynaha Soomaaliya oo gashay maalinta Labaad, waxaana gelinka hore khudbeyn doona musharaxiin ay kamid yihiin Cabdi Raxmaan Faroole iyo Cabdi Raxmaan Cabdi Shakuur.

HOOS KA DAAWO LIVE AMA TOOS KHUDBADAHA


Shabakada Baahin.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail cabkayare@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)