LIVE UDAAWO KHUDBADAHA MUSHARAXIINTA XILKA MADAXWEYNAHA CC & Farmaajo oo hadlaya

Waxaa haatan si rasmi ah ubilaabatay khudbadaha musharaxiintii ugu danbeysay ee ka hor hadlaya barlamaanka Soomaaliya.

Xubnaha hadlaya maanta waxaa ugu magac dheer Cumar Cabdi Rashiid iyo Maxamed Cabdullahi Farmaajo.


Shabakada Baahin.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail cabkayare@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)