ICRC oo lagu eedeeyey iney ka gaabisay wax u qabashada dadka Muqdisho

Waxgarad iyo siyaasiyiin la soo xiriiray warbaahinta Muqdisho aya ku eedeeyey ICRC ineysan si siman wax ugu qaban dadka gobolada Soomaaliya iyagoo ku eedeeyey iney dayacday dadka Muqdisho iyo gobolada ka hareereysan sida labada shabelle .

Boqor Cabdi Axmed oo la hedlay warbaahinta ayaa sheegay inuu dirayo baaq ah in ICRC ay dib aegis ku sameysay hawlaha ay ka heyso dalka isagoo eedeeyey maamulka hayáda oo uu sheegay in dad badan xili ay goboladaas dhibaato baniáadanimo ku hayso ineysan ka helin ICRC gurmadki ay ugh barteen.

Soomaaliya ayaa ku jirta xaalad baniáadanimo oo aad u adag iyadoo beesha caalamka ay ku deeqday malaayin dollar oo wax logo qabanayo xaaladaas.


Shabakada Baahin.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail cabkayare@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)