Home WARARKA Howlgalkii Xasilinta Xamar oo Fashilmay//Hubkii La Uruuriyey Aaway?

Howlgalkii Xasilinta Xamar oo Fashilmay//Hubkii La Uruuriyey Aaway?

1
0

Dawlada Soomaaliya ayaa waxay Bil ka badan ay ku mashquulsaneyd Xasilinta Xamar oo la uruuriyey Hubka Sharci darada Ah.

Sida la og yahay Howlgalkaasi waxa qeyb ka mid ah dadku ay ku sheegeen mid najaxay hase ahaatee hadda la dareemayo fashil ku imaan doona.

Dawladu waxay xooga saartay in Hubka ay ka dhigto kuwa ay islaheyd Caqabad Amni ayey sameyn karaan,balse Shabaabka ayaa Galaan gal ku dhex leh Dawlada Xubno katirsan.

Laamaha Amniga qudhooda waxa lagu Eedeeyaa in ay Xiriir la leeyihiin Shabaabka oo dhaqaale ay qaataan kadibna fududeeyaan weerarada Argagaxisada.

Tusaale ahaan waxaa kaaga filan Sidee ku dhacday Hub uruurin la sameeyey inta badan islamarkaana Shalay Xamar la sheegay in Hub la waayey kadibna Mindiyo lasoo qabtay Xalay Fiidkii Ismiidaamin iyo Dagaal Toos ah lagu galo meel Faras magaalada Xamar Ah.

Al Shabaab oo ah Mucaaradka Dawlada ayaa dhabar jebiyey Qorshihii Kooxda Xasilinta Xamar wadeen waxaana Taliye Sambalolshe uu yahay mid guul wadeyn sameyn doona.

Wasiirka Amniga iyo taliska Booliska Qudhooda ayaa waxa uu saameyn ku yeelanayaa weerarka Argagaxisada soo qaadeen xilli Xamar Amnigeeda la sugay sida la sheegay.

Aaway Hub Uruurintii Dawlada Soomaaliya Sameysay?

Jawaab Dhaaf

Please enter your comment!
Please enter your name here