Haweenkii Gobolka Awdal Oo La Wareegay Taladii Gobolka Kana Quustay Ragii (Annagu Ma Nihin Somaliland)

Magaaladda Boorame waxaa maanta ka dhacay isku soo bax balaaran oo ay dhigeen haweenka kasoo jeeda beelaha deegaanadaas.

Isku soo baxaan oo ahaa mid aan noociisa horey loo arag ayay haweenka waxaa ay ku hanjabeen iney talada gobolkooda la wareegayaan isla markaana aysan utalin doonin maamulka haatan ee uu hogaamiyo Axmed Siilaanyo.

RIIX HALKAN: DAAWO MUUQAALKA.

“Ragii wax waa tari weyseen marka anaga ayaa hogaanka la wareegeyna”ayay tiri mid kamid ah hooyooyinkii ka qeyb galay banaanbaxaas.

Waa Markii ugu horeysay ee cabasho noocaas gaarsiisan ay soo jeediyaan haweenka magaaladda Boorame ee gobolka Awdal.


Shabakada Baahin.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail cabkayare@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




wararkii ugu danbeeyay