Home WARARKA HAMBALYO: Madaxweynaha Cusub ee Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo oo la dhaariyay

HAMBALYO: Madaxweynaha Cusub ee Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo oo la dhaariyay

2
0

Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa loo dhaariyay xilka madaxweynaha kadib doorasho ilaa maanta socotay.

Waxaa dhaariyay Gudoomiyaha Maxkamada Sare isagoo yirti ” Waxaan ku dhaaranayaa Magaca Ilaahey, Inaan Xilkeyga Ugudanayo, si daacad ah oo danta dalka iyo diintu ku jirto, dhowrana dastuurka qaranka iyo sharuucda kale ee dalka uyaal”

Jawaab Dhaaf

Please enter your comment!
Please enter your name here