MUUQAAL:- Gollaha Wasiirada Oo War Ka Soosaaray Iscasilaada Wasiirka Gaashaandhiga iyo Taliyaha Ciidamada

Wasiirka warfaafinta soomaaliya Eng. Yariisow ayaa warbaahinta u aqriyey war murtiyeed ay gollaha wasiirada ee xukuumada kheyre ka soosaartay is casilaada wasiirka gaashaandhiga iyo taliyaha ciidamada.

Hoos Ka Daawo Muuqaalka


Shabakada Baahin.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail cabkayare@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)