Home ARIMAHA BULSHADA Gabdho Ka Yar 5 Sano Oo Ka Yaabsaday Haweeneey Dhinaca Duulimaadka Diyaaradaha...

Gabdho Ka Yar 5 Sano Oo Ka Yaabsaday Haweeneey Dhinaca Duulimaadka Diyaaradaha Baratay [SAWIRRO]

23
0

Shirkad Arimaha Duulimaadyada Shaqadeedu tahay Xarunteeda ugu weyna ku taallo dalka Mareykanka balse Dalka Giriiga lagu Aas aasay Sanadkii 1988-kii ayaa soo bandhigtay Gabdho aad u da’yar oo mustaqbalka rajeenaya inay noqdaan kuwo Duuliyeyaal ah.

Gudoomiyaha Shirkada  Haweeneyda lagu Magacaabo  ayaa sheegtay in Gabdhaha yar yar ay la sheekeysatay wakhtina ay wada qaateen.

Waxay Mrs  kusoo bandhigtay Qoraal kooban oo ay kaga hadleyso wixii ay Emili iyo Olivia sheeko ahaan dhexmartay ayna ku faraxday wixii ay usoo bandhigeen.

 ayaa sheegtay inay wakhti fiican urajeeneyso markii ay da’dooda soo weynaato hankoodana noqdo mid urumooba ayna dhankeeda caawin doonto.

Labada Gabdhood ayaa da’ahaan udhaxeeyey shan jir iyo Lix sano jir.

Jawaab Dhaaf

Please enter your comment!
Please enter your name here