Home WARARKA Farmaajo oo hogaaminaya, Xasan Sh oo dagaalamaya & Xaalka CC & Sh...

Farmaajo oo hogaaminaya, Xasan Sh oo dagaalamaya & Xaalka CC & Sh Shariif

2
0

Afar musharax ayaa ilaa haatan umuuqda kuwa usoo gudbay wareega xiga ee labaad, waxaana goordhow lagu dhawaaqayaa xubnaha soo gudbay.

Musharax Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa si lama filaan ah hogaanka ugu qabtay tirinta codadka waxaana kusoo xiga Xasan Sh Maxamuud.

Sidoo kale waxaa cod wanaagsan helay musharaxa Cumar Cabdi Rashiid Cali Sharmaarke halka Sh Shariif Sh Axmed uu isna ku jiro kaalinta afaraad.

Xubnaha codadka helay waxaa kamid ah C/Qaadi Cosoble, Saciid Dani iyo Cadow Cali Geesow.

Arinta Lama filaanka ah ayaa ah in qaar badan oo musharaxiinta ah aysan wax codad ah helin

 

Jawaab Dhaaf

Please enter your comment!
Please enter your name here