FADEEXAD: Gaadiid Dagaal & Hub Aad Ubadan Oo Ciidanka Jubbaland Ugacan Geliyeen Shabaab [SAWIRRO]

Warbaahinta Internet-ka Ururka Al Shabaab ayaa lagu faafiyey Maanta oo Talaado ah Sawirada Gaadiid Nuuca Dagaalka ah iyo Hub aad ubadan oo ay ka qabsadeen Shabaabku Ciidanka Maamulka Jubbaland.

Baabuur C/bileyaal ah oo Ciidanka NISA ah iyo Hub badan ayaa la arkayey oo ay soo bandhigeen Shabaabka.

Hubkaasi oo xitaa BKM,AK47,Hoobiyeyaal.Baasuukayaal iyo Rasaas badan kujireen ayaa lagu qabsaday Dagaalkii 3 September Ee Sanadkaan ka dhacay Deeganaka Buula Guduud Ee Gobolka Jubbada Hoose.

Shababa ayaa ku faanay inay ku laayeen Ciidan badan Deegaanka Buula Gaduud oo labo bil laga joogo weerarkii dhacay oo qaniimo badana ku heleen sida ay warka udhigeen Shabaabku.


Shabakada Baahin.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail cabkayare@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)